Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Simon Stranchard iyo Cabdi Askar oo ka socday xafiiska United Nations Office, Somaliland.
Labada dhinac ayaa iska xog waraystay xaalada guud ee isbadelka cimilada iyo doorka uu baarlamaanku ku leeyahay.