Odhaahdeenna 2aad ee ka mid ah taxanihii dhaahyadii dhiirrigalinta ama dhissidda nafta.
● suurtogal maaha inaad xaqiijiso guul ilaa Aad jeclaato oo waxa aad qabanayso ee aad doonayso inaad guul ka gaadho.
*Dale carnegie*
*( waxa aad doonayso inaad guul ka gaadho ama aad heer fiican ka gaadhaa waa inuu noqdaa wax aad jeceshahay ama aad xiissayso inta badan. Waa inuu ahaadaa wax aad ku hammido ama aad ku fikirijirtay waayo badan tusaale ahaan haddii aad ku fikirto inaad noqoto qoraa *(writer)* hadaf ayaad leedahay waanaad xaqiijinkartaa himiladaada waxa lagaaga baahanyahay dadaal uun.
Ugu dambayn jecloow waxa aad doonayso inaad meel sare ka gaadho si aad uxaqiijiso hadafkaaga nololeed.
Yeelo hadaf iyo hansare waxa aad jeceshahayna dooro dadaal iyo sabir badan la kaalay si aad urumayso himiladaada.