themos adison

Ma malaysan lahayd akhriste noloshu say ahaan lahayd  laydhadhka aynu adegsanayno la'aantod

Waa hubaaL in Horumarkan aynu maalinba maalinta ka danbaysa la gaadhayo  iyo isbadalka kan joogtada ah  ee aadamuhu ku talaabsanayo aysan ahaan lahayn macquuL
Iftiinka la aantiis. Ma malaysanaysaa akhriste
In qofka ikhtiraacay laydhka aynu maanta isticmaalayno uu ahaa qofkii maray Hadaladii
Niyad jabined iyo GuuL darrooyinkii Ugu Xumaa
Ee uu maro qof ibna aadam ahi .
Macalimiintiisii iyo waalidkiisuba waxay ushegen
Inaanu ahayn  qof la socon kara ardayda faciisa ah waxaa laga eryay labo shaqo oo uu ka shaqayn jiray iyadoo loo sheegay inaanu lahayn hal_abuur iyo Maskax fakari karta waxna Kusoo
Kordhin karta shaqadan uu Hayo.
Sidoo kale markuu damcay inuu sameeyo leight
Ka wuxuu ku GuuL daraystay 99  jeer Inuu sameeyo
Themos Hal_abuurkiisaasi waxa Hubaaal ah inuu aha Hal abuurkii Ugu qiimaha Badnaa ee  uu aadamuhu sameeyo.   Hadii uu dhagaysan lahaa Hadalada macaliimtiisii inuu san  gaareen
Meesha Uu Hada Gaaray.