Somaliland iyo taariikhda geeska africa
Wuxu 73 sano u ahaa maxmiyad wadanka engiriska .
Waxa uu engirisku qabsaday somaliland
1884 markaas oo uu kasoo dagay dakada
Barbara halkaas oo ay dadkii reer somaliland ku
Kala saxeexdeen heshiis.
Ka koobnaa shan qodob oo kala ah
1. Inaanay haweenay egland ahi ku dhalin karin ilmo wadanka isla markaana aanay ku umuli karin wadanka markay bisha todobaad gasho wadanka laga qaado
2. In aan dalka laga dhisi karin kaniisad ama school diimeed oo aan lagu faafin diinta ay haystaan
3. Inaanu wadanka iman karin askari alifle ah oo aan la keeni karin askarta wadankiisu ama aan la keeni karin askari aan ahayn taliye ciidan oo askarta waxa qoratay dadkii reer somaliland
4. Inaan calanka wadanka egland qorigiisa lagu mudi karin dhulka somaliland sidaa darteed wax kale la dul sudho
5. In dadka muwaadiniinta ah ee leH wadanka markay doonaan gobonimadooda ay latixgaliyo loogan awadankooda baxo .
Heshiiskan waxa lagu dul saxeexay saan dusheed
Waxaanay kuwada galeen markab dhexyaalaay bada dhaxdeeda
73 sano kadib markii taariikhdu ahayd 1960 bishii june 26 waxa ka baxay somaliland guumaystihii egland
Somaliland dhawr casho kabacdi ay u tageen walaalahooda somalia bishii julay 1960
Somalia waqtigaas waxa madaxwayne ka noqday c/rashiid cali sharmaake kaas oo lagu
Dilay magaalada laascaanood
Waxa xukunkii afduub millatery ku qabsaday
Maxamed siyaad barre 1969kiii
Waxa burburay wixii lagu heshiiyay waxaana uu noqoday hogaamiye dadkiisa ula dhaqmay si ka duwan madaxwaynihii isaga ka horeeyay
10 sano ee uhoreeyay wuxu ahaa mid dhisa dalka iyo dadka balse 10kii sano eee ku xigay
Wuxu noqday mid kuso jeesta shacabkii
Wuxu ka dhigay qaar kuwo ku noolaada nolosha tii ugu heer saraysay .
Halka kuwa kalena uu uxasuuqay si aan hore loo
Arag.
Waxa samays may jabhadii xaqu dirirka ayd ee snm (somali national movement)
Waxay ku qaadatay 10/sano inay xorayso dalka
Waana ay ku guulausatay
Waxaa la doortay madaxwaynihii ugu horeeyay dalka madaxwayne .
"C/raxmaan axmed cali (tuur)" wuxuu xilka madaxwayne hayay mudo labo sano ah
Waxa la doortay madaxwahnihii ku xigay
"Maxamed xaaji ibraahim cigaaL"wuxuu talada dalka hayay muddo 10 sano ah
Waxaa dalka loo doortay madaxwaynihi ku xigay
" daahir riyaalle kaahin" waxuu talada dalka hayay muddo 8 sano ah waxaa Hadanaa doortay
"Axmed maxamed maxamuud siilaanyo" wuxuu talada dalka hayay muddo 7sano ah waxaa loo doorty hada madaxwaynaha Hada talada dalka haya "muuse biixi cabdi" waa madaxwaynaha shanaad ee dalka .
Waxay somaliland hada jirtaa 31 sano balse wax aqoonsi ah kama ay helin caalamka waxaa sanadihii u danbeeyay luudis ah barnaamijkii ictiraaf raadinta .
Somaliland oo ah dhulkii ugu istaratijisanaa Jamhuuryadii somalia waxuu sodan iyo kow sano haystaa dal ugaara lacag ugaar ah ciidan awood leh Amni iyo isku filaansho